Author

Siciid Maxamed Cali “Xarawo”

Gurayare Dameerkaygow!

Tixdan

Dameerku inkasta oo uu ka mid yahay gaadiidka iyo gammaanka Soomaalidu ku manaafacaadsato, haddana, maansooyin u dhigma faa`iidadaa lagama curin.

Tixdan “Gurayare Dameerkaygow”, ee uu tiriyay abwaan Saciid Maxamed “Xarawo”, wuxuu tilmaamayaa, kuna ammaanayaa, waxtarka dameerku leeyahay iyo dheefta lagu qabo. Tixdan kama muuqato buunbuunin iyo faan dheeraad ah, abwaanku wuxuu ku kaaftoomay inuu dameerka ku ammaano dheeftiisa iyo waxa uu yahay keliya.

Waxa uu ku ammaanay inuu yahay gaadiid ‘baladi’ ah oo aan dibadda laga soo dhoofin, kuna shaqaynin shidaal dibadda laga keeno, ee uu quuto cawska dalka ka baxa. Waxa uu sheegay in dameerku qabto hawlo kala duwan, sida inuu yahay gaadiid la fuulo, la rarto, biyo lagu dhaamiyo.

Waa gaadiid la adeegsado isagoo sidiisa ‘cadaysimo’ u ah ama lagu xiriiriyo karreeto (gaari-dameer) iwm.
Abwaanku wuxuu dameerkiisa ku ammaanay in uu carruurta la koriyo, oo uu yahay isha dhaqaalaha reerka. Sidaas darteedna, uu ugu abaalgudayo ammaan faafta oo diiwaanka gasha.

Saciid Xarawo waxa uu heestan kaga qaybgalay tartan suugaaneed ay qabatay Idaacadda BBC sannadkii 1990, waxayna gashay kaalinteeda.

Gatotkaca
JKT48
Kopi Gayo
Juara Liga Bola Basket
Game HP yang Cocok untuk Anak-Anak
10 Game Ramah Anak Tahun 2024
Harpitnas
Muntaber
Hardiknas
Paspampres
Pakcoy
Harkitnas
Tangkuban Perahu
Sibolangit
Simarjarunjung
Sigura-gura
Simanindo
Padarincang
Cilawu
Cilengkrang
Kolektor
Pelukis
Pancoran
Kualitas
Jasmani
Cipanas
Eksklusif Inovatif
Xenia
Wamena
Parapat
Penatapan
Balige
Ciomas
https://aaatrucksandautowreckings.com
https://narentechnologies.com
https://youthlinkjamica.com
https://arbirate.com
https://playoutworlder.com
https://temeculabluegrass.com
https://eldesigners.com
https://cheklani.com
https://totodal.com
https://kmspicodownloads.com
https://gab.org.bt/forms/gates/
https://gab.org.bt/forms/dana/
https://gab.org.bt/forms/fivek/
https://gab.org.bt/forms/tenk/
https://gab.org.bt/forms/sgm/
https://gab.org.bt/forms/s88/
https://gab.org.bt/forms/s77/
https://gab.org.bt/forms/sao/
https://gab.org.bt/forms/ways/
Mahjong Ways