Author

Cabdi Yuusuf Xasan “Cabdi-Dhuux”

Darajiyo Xil Yaa Mudan?

Tixdan

Tixdan waxaa curiyay Cabdi Yuusuf Xasan, oo ku magac dheer “CabdiDhuux”, Sannadkii 1997. Tixdan waxay tilmaamaysaa hoggaanka ku habboon ummad ka soo kabanaysa colaado sokeeye; ha noqoto sifooyinka qofka hoggaamiyaha noqonaya looga baahan yahay ama waajibaadka iyo hawlaha hor yaal.

Abwaanku si farshaxannimo leh ayuu u taxay hawlaha hor yaalla cidda rabta inay daadihiso dabaadiga ka soo haray colaado sokeeye, oo ‘dulli iyo dhib’ ka saari kara. Sidaas darteedna, mudan darajo iyo xil.

Tixdani waa 60 meeris.oo jiifto ah, waxay ahayd hees ka mid riwaaad la oran jiray “darajiyo xil yaa mudan” oo Muqdisho lagu dhigay. Heestani waxay caan baxday sannadkii 2000, xilligii uu socday ‘Shirwaynaha Nabadaynta Soomaaliya’, magaalada Carta, Jabuuti.

Gatotkaca
JKT48
Kopi Gayo
Juara Liga Bola Basket
Game HP yang Cocok untuk Anak-Anak
10 Game Ramah Anak Tahun 2024
Harpitnas
Muntaber
Hardiknas
Paspampres
Pakcoy
Harkitnas
Tangkuban Perahu
Sibolangit
Simarjarunjung
Sigura-gura
Simanindo
Padarincang
Cilawu
Cilengkrang
Kolektor
Pelukis
Pancoran
Kualitas
Jasmani
Cipanas
Eksklusif Inovatif
Xenia
Wamena
Parapat
Penatapan
Balige
Ciomas
https://aaatrucksandautowreckings.com
https://narentechnologies.com
https://youthlinkjamica.com
https://arbirate.com
https://playoutworlder.com
https://temeculabluegrass.com
https://eldesigners.com
https://cheklani.com
https://totodal.com
https://kmspicodownloads.com
https://gab.org.bt/forms/gates/
https://gab.org.bt/forms/dana/
https://gab.org.bt/forms/fivek/
https://gab.org.bt/forms/tenk/
https://gab.org.bt/forms/sgm/
https://gab.org.bt/forms/s88/
https://gab.org.bt/forms/s77/
https://gab.org.bt/forms/sao/
https://gab.org.bt/forms/ways/
Mahjong Ways