
Workshop on: Comprehension of essential Chemical Equipments on Laboratory
118 118 people viewed this event.
Kulliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha ayaa soo agaasintay barnaamij ku saabsan “Fahamka Aasaasiyaadka agabka daawooyinka ee lagu isticmaalo laababka”.
Barnaamijka waxaa ka faa’iideystay ardayda dhigata Qeybta Baayoolaji iyo Kimistiri (Biology and Chemistry ) ee kulliyadda.