
World Radio Day 2024
61 61 people viewed this event.
Qeybta Saxaafadda iyo Warbaahinta waxa ay qeyb ka tahay dabaaldagga Maalinta Raadiyaha
Adduunka , iyadoo qabatay taxane aqoon-isweydaarsi ah oo looga hadlay awoodda raadiyaha ee waxbaridda, wargelinta, iyo madadaalinta bulshada.
